Top Secret Tape – Jen. Morgan “Waa Dagaal Daarood iyo Hawiye”

Saturday, 28th January 2012 - 01:10

Walaaleyaal, DPS waa xisbi siyaasi ah, ayna abuureen dad Soomaaliyeed oo isugu jira wax garad iyo aqoon yahanno, kuwaasoo aan ku imaan habayaraatee qaab qabiil, ama fikir shisheeye, balse ay isu keentay oo qudha u damqasho dadkooda iyo dalkooda iyo inay ka gudbiyaan marxaladda adag ee ay ku sugan yihiin.

DPS waa xisbi Dimoqraadi ah rumaysanna: In diinta Islaamka si quman loogu dhaqmo, mana jiro xaqsoor kan ALLE ka wanaagsan, mana jirto dimoqraadiyad aan tan ALLE ahayn.

(...)

Read the original article...

  • Print
  • email
  • PDF
  • Twitter
  • Facebook
  • LinkedIn
  • del.icio.us
  • Google Bookmarks
  • Diigo
  • FriendFeed
  • Reddit
  • Digg
  • StumbleUpon


stay updated

   

Daily updates via Email: